BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

MUNAASABAD SI HEERSARE AH LOO SOO ABAABULAY LAGUNA DABAALDAGAYEYEY BISHA MOWLIID AYAA WAXA SI WYAN UGA DHACDAY DALKA SWEDEN:

 


Bisha sidexaad ee rabiicul awwal 1431 oo ah bishii uu dhashay nabigenna muxammed NNKH ayaa wxaa ay maraysaa maalmihii ugu danbeeyey ayadoo ay wali si xowli ah u socdaan banaabaxyada , kulamada looga hadlayo siiradii wanaagsaneed laguna weynaynayo nabigennna muxammed NNKH oo maraysa gabagabo waxanaaa munaasabad si wayn loo soo agaasimay ka dhacday sweden gaar ahaan caasimadda dalkaasi.

Xafladan oo la dhihi karo reer sweden uma kala harin ayaa waxa ay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Stockholm , waxaana soo qabanqaabiyay jaaliyadda soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool gaar ahaan magaalo madaxdiisa iyo waliba culumaauiinka ahlusunna waljmaacah ee ku sugan halkaasi .

Munaasabada oo khudbado , nabi amaanno , nashiidooyin laga soo jeediyay ayaa hadana waxaa xusid mudan in ay ka qeybgalen culumaaudiin canka ah soomaaliya iyo wliba dalalka dibadda ah kuwaaas oo laga xusi karo shiikh muxyadiin xasan ayaanle , shiikh cusmaan xaaji aadam , macalim siciid iyo waliba culumaaudiin farabadan .

Culumadii ka hadashay madasha kulanka ayaa ku dheeraaday siirada nabiga SCw iyo adilada mowliidka nabiga SCW " In khayr nooca oo kala ah layskugu yimaado waa mid aad u fadli iyo darajo badan , maxa yeley allaah SWC waxa uu na leeyahay In uuu nabigu noo ahaa raxmad iyo fadli wayn oo ay tahay in lagu farxo , kulan sidaan oo kalena layskugu yimaado in laga sheekeeyo siiradiisii iyo mucjisaadkii iyo khawaariqul caadaadkii la siiyay, allaah waxa uu leeyahay " QUL BIFADLI ALLAAHI WABIRAXMATIHII FABIDAALIKA FAL YAFRAXUU HUWA KHAYRUN MIMMAA YAJMACUUN " waxa uu alaah yiri SWC " WAKAANA FADLULAAHI CALAYKA CADIIMAA " Nabiguna CSW waaba tilmaama wuuna wayneeyey maalintuu dhashay oo waatii uu maalin isniinaad soomay , waa la waydiiyey Rasuulka SCW oo maxaad la soomtaybaa la dhahay , waxa uu ku jawabay SCW " YOUMU WULIDTU FIIHI , WA FIIHI UNZILA CALAYYA " waaa maalintii lay soo saaray koonka oo aan dhashay , wana maalintii waxyiga laygu soo dajiyay , Hadaba waxaa halkaa ka cad in siwayn ay shareecada islaamku ugu banaantahay mowliidka in la dhigo oo imaamyaashii islaamka oo dhan sida XAAFIDU SUYUUDI , IMAAM IBNU XAJAR ALCASQAALINI , ZAAFIDUL CIRAAQ , IMAAM ANNAWAWI , IMAAM JUNAYDIL ALBAQDAADII , dhamaan culumadii islaamka Salaf iyo khalafba oo dhan way wada cadeeyeen waxayna ka qoreeen kutub ay ku amaanayaan dhalshada xabiibka SCW , hadaba waa shay kamid ah shacaairta ilaahay " WAMAN YUCADDIM SHACAAIRALLAAHI FA INAHAA MIN TAQWAL QULUUB " .

Dadweynaha soomalaiyeed ee ku dhaqan dalka sweden ayaa waxa ay wadaan munaasabado bal balaaran ayadoo munasaabdii xalay dhacday ay noqonayso tii labaad oo hal isbuuc gudaheed ka dhacda caasimada dalkaasi ee Stockholm kana qeybgalaan boqolaal dadweyna soomalaiyeed oo aad moodid in ay soo faarujiyeen guryahoodii ayagoo soo watay caruurtii ay dhaleen si ay uga qeyqaataan una soo dhagaysaan siirada nabigooda SCW iyo nabi amaanada iyo nashiidooyinka lagu wyanaynayo Suubanaha NNKH .

Sikastooy ahaataba , Dalalka caalamka oo si habsami leh uga socdaan munasabadahan ayaa marka la eego qaarada Yurub waxa ay qabanayaan ixtifaallo si heersare ah lo agaasimay ayadoo dalalka qaarna laga dhigay qaarna wali la qabanqaabinayo , Dalalka Holland , Finland , Swisarland , UK , Germany ayaa lagu qabtay , Sweden wali waa ka socdaan , norwey , denmark qabanqaabada ixtifaalka ayaa ka socda . waxaan idiin balanqaadayna ain si talantaaliya idinkugu soo gudbinno muuqaalada , iyo waliba goobaha lagu qabto mowliidka nabiga NNKH INSHA ALAAH .



W/Q: Wariye Axmed khadar iyo Camiraman-ka Mr : Deeq
Email:axmedmbc@hotmail.com iyo deeqd2@hotmail.com

 

 

 

 

 

Xaruunta Wararka Shaaficiyah

News in english

Ethiopian troops vacate from Kala-beyrka in Hiran in Hiran Region

1611.09

Clickhere


Somalia: Hassan Dahir Aweys placed strong conditions in joining the Somali transitional federal government

1611.09

Clickhere




Somalia: Iranian commandos sent to arrest Somali pirates

1611.09

Clickhere


Somalia: Government is due to mediate Galmudug officials

1311.09

Clickhere


Somalia: China to boost efforts in fighting Somalia pirac

1311.09

Clickhere


Somalia's Puntland region says committed to fighting piracy

1211.09

Clickhere


Somalia: Two prominent officers killed in Puntland overnight

1211.09

Clickhere


Heavy Explosion jolted Galkayo town overnight

1011.09

Clickhere


Hizbul Islam confirmed that Sheikh maow has left

1011.09

Clickhere


Somalia Needs Honest Government

08.11.09

Clickhere


Adulterer stoned to death in Marka town

07.11.09

Clickhere


Twin explosions at Bossaso in Puntland

06.11.09

Clickhere


Somalia: The Minister of Humanitarian Affairs met with WFP officials

02.11.09

Clickhere


Somalia: 6 soldiers died in a landmine explosion in Lasanod town

01.11.09

Clickhere


Somalia: 112-year-old man marries 17-year-old girl

01.11.09

Clickhere


Somalia: Al-Shabab says they will attack Asmara

3110.2009

Clickhere


Somalia: 39 illegal foreigners mostly Somalis arrested in South Africa

29.10.2009

Clickhere


Somalia: Yemen Arrests 6 Suspected Qaeda Africans

29.10.2009

Clickhere


Somalia: Soldier jailed over Somalia affair

26.10.2009

Clickhere


Somalia: Youngsters gunned down for Espionage reasons-say Al-Shabab

24.10.2009

Clickhere


Somalia: Daybreak bombardment in Mogadishu kills 23

22.10.2009

Clickhere


Somalia: Al-Shabab martyrs closedown 2 independent radio stations in Bay region

21.10.2009

Clickhere


Somali Quiz Winners Get Anti-Tank Mines, Guns, Office Supplies

19.10.2009

Clickhere


Somalia: Calm Returns to Warring Neighborhoods in Mogadishu

19.10.2009

Clickhere


Somali: A convey of AU troops comes under explosion in Mogadishu

19.10.2009

Clickhere


Somalia: Shabaab rebels destroy grave and mosque in Somalia

19.10.2009

Clickhere


INTERVIEW-Somalia says Eritrea deserves punishment for chaos

18.10.2009

Clickhere


Somalia: Pupils awarded with bombs and riffles

 

18.10.2009

Clickhere


Somalia: New militants of Hizbul-Islam join Somali government

 

17.10.2009

Clickhere


Djibouti: About 500 Somali Government Troops Wrapped Up Military Training in Djibouti

15.10.2009

Clickhere


Somalia: South African Police Capture Counterfeit Materials Belonging Somali Businessmen

15.10.2009

Clickhere


Pakistan-Somalia agree to enhance trade relations

15.10.2009

Clickhere


UN political chief begins week-long visit to Southern and Eastern Africa

15.10.2009

Clickhere


Somalia:American Embassy in Kenya commemorates the Somali Flag.+Pic.

Waagacusub.com

141009

Clickhere


Somalia: Fighting between armed Islamists and Government soldiers

131009

Clickhere


Somalia: Are the activities of "pirates" legal?

121009

Clickhere


Somalia:ASOJ has endoursed the Union of Somali Journalists in south and central Somalia 111009

Clickhere


UN: little pledged aid paid up for Somali security

091009

Clickhere


FBI head talks Somalia in Seattle

091009

Clickhere


Britain calls for sanctions against Eritrea 091009

Clickhere


Somali president visits Ohio State

081009

Clickhere


Somalia war: Kenya on the spot over secret enlisting 081009

Clickhere


Uganda releases Somali minister

071009

Clickhere


Dormant civilians woken up by the sounds of planes

051009

Clickhere


Somalia: Fears fighting between Islamists in the outskirts of Kismayo 051009

Clickhere


Somalia's president says terrorism growing there 041009

Clickhere


Amnesty International oral statement, Interactive dialogue with the Independent Expert on Somalia 021009

Clickhere


Somalia: Uganda wants Somalia mandate to be reviewed 011009

Clickhere


Somalia: Daybreak clashes between Islamists in Kismayo 011009

Clickhere


Demonstration against WFP staged in Bosaso

300909

Clickhere


Somalia: Hizbul-Islam vows to fight Al-Sabab martyrs

300909

Clickhere


Somalia: AU peacekeepers do not shell Bakara bazaar, Military spokesman 290909

Clickhere


Somalia: Islamist groups on a "war footing" in Kismayo 290909

Clickhere


Somali president says ready to talk with rebels

260909

Clickhere


Somalia A Man wearing veil apprehended in Gal-kayo 250909

Clickhere


Ethiopian rebels deny helping Somali Islamists 230909

Clickhere


Australian navy thwarts Somali pirates: officials

230909

Clickhere


Deaths in west Somalia fighting

220909

Clickhere


Somalia: Heavy Clashes Start in Southern Region

210909

Clickhere


AU Special Representative for Somalia pays tribute to the outstanding work of AMISOM troops.210909

Clickhere


About 17 killed in Somalia conflict: elders 210909

Clickhere


Top news: Universal TV becomes affluent out of the Somalis wealth in UK

200909

Clickhere


Somalia: MPs decry terrorist infiltration in Somalia 190909

Clickhere


Somalia: U.N. probes use of its vehicles in Somalia bombing

190909

Clickhere


Emboldened Al-Shabab Warns Djibouti Not to Send Troops to Somalia(VOA)

180909

Clickhere


Somalia: Government appeals for urgent international supports 180909

Clickhere


Somalia: Mogadishu Port Authority hinders medical kits

180909

Clickhere


Somalia:Joint Statement on the attack on AMISOM in Mogadishu 180909

Clickhere


Somalia: concurrent twin suicide attacks on AMISOM

170909

Clickhere


H.E. President Sharif Sheikh Ahmed’s Trip to the U.. General Assembly 170909

Clickhere


Somali: Ethiopian PM Says No Ethiopian Forces in Somalia 170909

Clickhere


Somalia: Top UN delegation arrived in Mogadishu

160909

Clickhere


Low flying helicopters over Baladweyn town

150909

Clickhere

Government exposes maimed boys to the press

150909

Clickhere


US Launches Military Strike in Somalia Against al Qaeda Target

140909

Clickhere


American Choppers bombard Bulamarer town 140909

Clickhere


AU troops open fire on a caravan of camels 130909

Clickhere


President Shariff and Premier Sharmarke repel

130909

Clickhere


Tribal clashes leave 8 dead in Somalia 120909

Clickhere


Ahlu-Sunnah Waljama seize Ruun-Nirgud district 110909

Clickhere


Government discloses negotiation with rivals

100909

Clickheere


Somalia: President Shariff jets off to Djibouti

100909

Clickheere


5 human trafficking boats captured in Puntland

090909

Clickhere


Number of Somalis internally displaced is over 1.5 million

090909

Clickhere


Security Minister says enough is enough

080909

Clickher


Somalia: Out break of Bubonic plague possible in Somalia

070909

Clickhere


Somalia: Ex-Premier Noor Presents credentials to Italian President

070909

Clickhere


Al-Shabab forces retake parts of Baladweyn town

060909

Clickhere


Somalia: Hypocrites annihilate significant streets in the Capital Mogadishu 05.09.09

Clickhere


Somalia:Somali hard-line Islamists are former warlords-analysis 02.09.09

Clickhere



Top Somali news:3 journalists in Somalia narrowly missed the knife. 01.09.09 Clickhere



Top Somali News: Hypocrites looting the wealth of the Somalis in UK 31.08.09

Clickhere


Press conference from Galmudug state authority 31.08.09

Clickhere



Top Somali News: The Boss of Somali Pirates sighted in Libya. 29.08.09

Clickhere



Somalia:A Journalist who has fled from Somalia arrives in Sweden. 29.08.09 Clickhere



Somalia:Somalis in Italy in bad circumstances 27.08.09

Clickhere



Somalia:Puntland police arrests the 4th journalist in 24 hours.27.08.09 Clickhere


Somalia:VOA journalist detained in Galkayo.26.08.09 Clickhere



Somalia:Minister turns to livestock trader.
26.08.09

Clickhere



Somalia Topnews: The silent killer of the Somali Journalists seriously wounded 25.08.09

Clickhere


Somalia:Prof Dalha urges Arab League to assist Somali people 24.08.09

Clickhere


Somalia:Ex-Mayor’s abode attack overnight. 24.08.09

Clickhere



Somalia:Army commander urges rivals to respect the month of Ramadan 24.08.09

Clickhere



Somalia:2 Ugandan soldiers died in Explosion .24.08.09

Clickhere



Somalia:6 passed away in a battle in Mogadishu overnight. 23.08.09

Clickhere



Somalia: “Fighting will continue in the month of Ramadan” says Hassan Aweys. 23.08.09

Clickhere



Somalia:THE U.S & SOMALIA: A SOMALI PERSPECTIVE By Amb Hasharo 22.08.09

Clickhere


Somalia:Somali
Authority remarks capturing of Luuq
district 19.08.09 Clickhere


Somalia: Premier reshuffles cabinet Ministers

Click 20090818


Somalia: 2 of the UN compound raiders in Wajid district caught

Click 20090818


Somali Ahlusuna waljamaah take control of Bula-Hawo district

Mogadishu Monday Click 20090817


Somalia:Armed men attack UN building in Wajid district.

Click 090817


 

 

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan


waxeeyna intaas ku dareen in


Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)