BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

Xaflada mowlidka oo si wanaagsan loo soo agaasimay oo ka dhacday Nakivale.

 

 

Xafladaan oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay culama’udiin, Aqoonyahano, Odayaal, dhalinyaro, Hooyooyin iyo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed iyo qowmiyadaha kale ee la dagan somaalida.

Xafaladaan oo dhacday habeennimadii Isniinta iyo maalintii xigtay ayaa waxa ay ahayd tii ugu weyneyd ee ebed ka dhacda tuulada Nakivale ee wadanka Uganda oo ah xero qaxooti oo ay ku noolyihiin kumanaan soomaali ah.

Munaasabadaan ayaa noqotay mid taariikhi ah ayna waliguud xasuusnaan doonaan intii ka soo qeyb gashay iyo intii maqashayba.

Xaflada ayaa ugu horeyn waxaa lagu furfuray aayada Qur’aanka Kariimka ah oo halkaa ka soo jeediyay Max’ed sh.Xasan Aadan Cusmaan, waxaana sida caadada u ah Ahlusunna Waljamaaca meel kasta oo ay joogaan lagu xijiyay Saliga Soobanaha(SCW) oo qaadayay sh.Mahad.

Intaa ka gadaal ayaa waxaa bilowday xafladii qeybtiidee hore Muxaadaraadka oo aya halkaasi ay ka soojeediyeen

qaar ka mid ah Culama’udiin Ahlusunna oo ka kala yimid wadanka Uganda gobaladiisa kala duwan.

Sh.Max’ed Daahir Booj (sh.Deeqow) oo xiriirinayay xaflada ayaa waxa oo ugu horeyn ku wareejiyay codbaahiyaha Sh.Xasan Aadan Cusmaan(kamacle) oo soo jeediyay muxaadaro qayim ah oo dhinacyo badan taabanaysa.

Macalin Xasan Aadan (kamacle) oo dadka markii hore ku baaraarujiyay in ay Alle ka cabsadaan meelkasta oo ay joogaan ayaa, ayaa hadana waxa oo ka jawaabay shubahooyin ay in badan dadka ka walwalsanaayeen oo dadka qaar loogu sheegay in mowlidka xaaraan ka dhigeyso, ayaa waxa uu yiri:-

‘Nabiga (SCW)ayaa waxaa loo bixinayaa sadaqo taasna waxa ay xaaran ka dhigaysaa mowlidka ayay dadka ku ishkaal galiyaan qolooyinkaan diidan in la weyneeyo maalintii oo Alle subxaana wa tacaalaa ku galadeystay umadaan nimco tii ugu weyneyd oo ah maalintii oo dhashay Xabiibka (SCW), taasna wax ka jira ma lahan waayo Nabigu markii oo noolaa sadaqada ma qaadan jirin hada wali waa sidiisii ayaan leenahay, sida aad u wada jeedaan waxaa sadaqadaan la siinayaa dadka ka soo qeyb galay xaflada mowlidka ee Nabigu (SCW) qaadan mayo waxa ayna anfaceysaa intii la baxday oo sadaqa u niyeesatay’ ayuu yiri sheekha.

Sheikh Xasan oo si aada ugu dheeraaday wacdi dhinacyo badan taabanaayo ayaa ugu dadbeyn waxa oo beeq u soo jeediyay nimanka diidan in lagu farxo maalinta oo dhashay Nabiga in ay yimaadaan barxada weyn ee loo yaqaan Net work-ga isla markaanaa ay soo qaataan waxa ay ku beeninayaan mowlidka oo adila ah hadii aysan heyna iska ilaaliyaan inay dhex dabaashaan wax ay aqoon u lahayn.

Nasiib darose ma dhicin in ay galabtaasi soo xaadiraan ama iska daayaan dambiga ay ku dhex jiraan had iyo goor. Dhan kale Cula’udiinka Ahlusunna ee wadanka Uganda ayaa wali waxa ay diyaar u yihiin in ay ka badbaadiyaan dadka soomaaliyeed ee u maleeyay in ay hada diin cusub timid oo ay dadku fahmeen iyo raga masaakiinta ah ee la soo qalday laguna shaqeesanayo.

Sidoo kale waxaa munaasaba si weyn oo cajaa’ib leh ugu hadlay fadliga iyo kheyrka faraha badan ee ku jira in la dhigu xuska maalinta oo dhashay kheyru khalqilaahi Sayidinaa wa Mowlaanaa Muxamed bin Cubdullaahi (SCW) fadiilatu sh.Max’ed-deeg Daahir Booj (sh.Deeqow) oo ka mid ah culimada ugu waa weyn wadanka Uganda.

Sheikh Deeqow waxa oo si ay qiiro leh u yiri ‘Waxaa laga helaa in la weyneeyo maal maha sidaan oo kale ah jaceyl, farxad, iyo in laga xanaajiyo gaalada,bidca iyo qof kasta oo neceb Nabiga (SCW)’

Sidoo kale waxaa oo sheikh Deeqow intaa ku daray in ay muslimiinta caalamka oo dhan ay dhigaan ixtifaalka mowlidka Nabiga (SCW) meel kasta oo ay joogaan ilaa koox yar oo bidco ah mooyee.

‘Waxaa arintaan kuu cadeenaya sida caalamu Islaami looga dhigay ixtifaalka sanadkaan iyo kuwii ka horeeyay’ ayoo si kulul u yiri sheikh Max’ed deeq oo ay habaankaas ay ka muuqatay xabada Nabiga (SCW).

Sheikh Cabdi Risaaq oo mudaris ka aqriya kitaabada masjidka weyn eek u yaal xera qaxootiga ee Nakivale ayaa ka mid ahaa culamadii halkaa ka soo jeediyay mowcidooyinka, sheikh C/risaaq ayaa waxa oo si kooban oo xamaasad leh dadkii halkaa isugu yimid ugu sheekeeyay siirada suubanaha.

Sheikh C/risaaq ‘Culamada waxa uu waajib ka saranyahay in ay dadka u aqriyaan siirada Rasuulka (NNKH), sidoo kale dadka waxaa laga rabaa in ay iyagu isxilqaamaan oo ay bartaan siirada Xabiibka’

Sheikh C/risaaq ayaa waxa oo ku tilmaamay wax lalayaabo in dad badan oo sheegana in ay rasuulka jecelyihiin isla markaa ay hadii la waydiiyo Nabiga abtirsigiisa aysan waxba ka garaneynin.

‘Soomaalida waxaa ku badan dad leh waxaan jecel nahay Nabiyu Laahi Muxamed (NNKH) isla markaana waxba kama garanayaan Taariikh Rasuulka (scw) taasina suuragal ma ahan bay ila tahay’ ayuu yiri sh.C/risaaq oo kula dardaarmay waalidiintu inay naftooda marka hore toosiyaan ka dib ayaa la heli karaa owlaad tarbiyeeysan e.

Sheikh C/risaaq ‘ Waxaad arkeysaa aabe ama hooyo leh caruurtii ayaa iga caasiyowday oo waxbarashadii diiday isaguna waa caami aan waxba aqoon hada aan diyaar u ahayn inuu wax bartaa, marka hadiiba ay waalidku diintii ka dhigay wax aan qiima lahayn oo la’aanteed la noolaan karo ciyaalkii maxaa laga filan karo’

Sheikh Nuur Max’ed Faarax oo ka mid haa Culamadii halkaa ka hadashay ayaa ku nuux nuux in laga digtoonaado bidcooyinka oo in badan oo dadkii ka mid ah u horseeday gaalnimo ka dib markii ay afka ay kala qaadaanba ku hadaaqaan waxaasi waa xaaraan, kuwaasi waa gaalo.

Sh.Nuu‘Markii ay in badan dhagaha caamadu ka badbadatay kan waa gaal kaasi waa ridoobay oo been ah ay intii wax ma garata ahayd waxa ay u maleeyeen gaalnimada wax iska caadi ah oo qof walba lagu tilmaami karo sidaasna ay diintii kaga baxeen’.

‘Maalinba maalinta ka dambaysa wax bey keenaan hada waxa ay keenee nimankaan bidcada ah ee diinta ku qaraabta caawana waxa ay cusub oo ah wax lala yaabo in xoolihii nimcoolayda ahaa ku tilmaamaan hilib doofaar oo kale oo qofkii cunaa xooloo mowlidka dartiis loo sadaqeystay taas oo ah arin hor leh oo ay hada keeneen bidcado aadna arki doontaan hadii aydan hada inta ay guuri guur tahay iska qaban’ ayuu sheekhu si kulul u yiri.

Sidaas si leg xaflada ayaa waxaan ka maqney qasiidooyin Nabi amaan ah oo ay qaadayeen culimo aad u cod macaan oo gil gishay qalbiyada in badan oo ka mid ah ka soo qeyb galayaashii iyo dadkale oo meela dheer dheer ugu yimi ka dib markii ay maxabuudeen.

Walow ay inta badan dadka reer Nakivale ay ku wada faraxsanaayeen dhalashada Nabiga (NNKH) ayaa hadana waxaa wadooyinka qaar lagu arkayay shaqsiyaad yar oo ay ka muuqato caro iyo xanaaq ay u qabaan dadkaas damaashaada, iyadoo mararka qaarna ay indhahaado qabanayaan ilmo yar yar oo qaada saliga Rasuulka (SCW) iyo qof qof aad islee dahay waxa gubaya Saliga.

Isku soo wada duuboo xafladaan ayaa ku soo gaba gabowday sidii loogu talagalay iyadoo habeykaas oo ahaa habey dhafar ah oo ay gaareen caashiqiintii ilaa saqada dhexe ee habeynka.

Sidoo kale waxaa wali ka socda wadanka Uganda xafladu kala gadisan oo ka dhaca wadan gubaladii kala gadisan sida; Mbarara, Jinja, Tora iyo dhamaan wadanka oo dhan.

QABAN QAABIYAASHA XAFLADA

1) SH.Mahad Cali Tiifow

2) Sh.Max’ed Daahir Booj (deeqow)

3) Sh.Max’ed Cabdi Cali (cabdow)

4) Sh.Max’ed Xasan Rooble

5) Sh.Cabdi Ganey

6) Sh.Daahir Muuse

7) Sh.Max’ed Axmed Xirsi (Afdhuub)

8) Sh.Abdi Shire

9) Sh.Max’ed macalin Aadan

10) Iyo aqayaar kale oo fara badan oo aan halkaan lagu soo koobi Karin oo ay ka mid yihiin gabdha Ahlusunna Waljamaaca ee wadanka Uganda.

W/D;Faysal Yuusuf Kulane(Mr.Kulane)

 

 

 

 

 

Xaruunta Wararka Shaaficiyah

News in english

Ethiopian troops vacate from Kala-beyrka in Hiran in Hiran Region

1611.09

Clickhere


Somalia: Hassan Dahir Aweys placed strong conditions in joining the Somali transitional federal government

1611.09

Clickhere




Somalia: Iranian commandos sent to arrest Somali pirates

1611.09

Clickhere


Somalia: Government is due to mediate Galmudug officials

1311.09

Clickhere


Somalia: China to boost efforts in fighting Somalia pirac

1311.09

Clickhere


Somalia's Puntland region says committed to fighting piracy

1211.09

Clickhere


Somalia: Two prominent officers killed in Puntland overnight

1211.09

Clickhere


Heavy Explosion jolted Galkayo town overnight

1011.09

Clickhere


Hizbul Islam confirmed that Sheikh maow has left

1011.09

Clickhere


Somalia Needs Honest Government

08.11.09

Clickhere


Adulterer stoned to death in Marka town

07.11.09

Clickhere


Twin explosions at Bossaso in Puntland

06.11.09

Clickhere


Somalia: The Minister of Humanitarian Affairs met with WFP officials

02.11.09

Clickhere


Somalia: 6 soldiers died in a landmine explosion in Lasanod town

01.11.09

Clickhere


Somalia: 112-year-old man marries 17-year-old girl

01.11.09

Clickhere


Somalia: Al-Shabab says they will attack Asmara

3110.2009

Clickhere


Somalia: 39 illegal foreigners mostly Somalis arrested in South Africa

29.10.2009

Clickhere


Somalia: Yemen Arrests 6 Suspected Qaeda Africans

29.10.2009

Clickhere


Somalia: Soldier jailed over Somalia affair

26.10.2009

Clickhere


Somalia: Youngsters gunned down for Espionage reasons-say Al-Shabab

24.10.2009

Clickhere


Somalia: Daybreak bombardment in Mogadishu kills 23

22.10.2009

Clickhere


Somalia: Al-Shabab martyrs closedown 2 independent radio stations in Bay region

21.10.2009

Clickhere


Somali Quiz Winners Get Anti-Tank Mines, Guns, Office Supplies

19.10.2009

Clickhere


Somalia: Calm Returns to Warring Neighborhoods in Mogadishu

19.10.2009

Clickhere


Somali: A convey of AU troops comes under explosion in Mogadishu

19.10.2009

Clickhere


Somalia: Shabaab rebels destroy grave and mosque in Somalia

19.10.2009

Clickhere


INTERVIEW-Somalia says Eritrea deserves punishment for chaos

18.10.2009

Clickhere


Somalia: Pupils awarded with bombs and riffles

 

18.10.2009

Clickhere


Somalia: New militants of Hizbul-Islam join Somali government

 

17.10.2009

Clickhere


Djibouti: About 500 Somali Government Troops Wrapped Up Military Training in Djibouti

15.10.2009

Clickhere


Somalia: South African Police Capture Counterfeit Materials Belonging Somali Businessmen

15.10.2009

Clickhere


Pakistan-Somalia agree to enhance trade relations

15.10.2009

Clickhere


UN political chief begins week-long visit to Southern and Eastern Africa

15.10.2009

Clickhere


Somalia:American Embassy in Kenya commemorates the Somali Flag.+Pic.

Waagacusub.com

141009

Clickhere


Somalia: Fighting between armed Islamists and Government soldiers

131009

Clickhere


Somalia: Are the activities of "pirates" legal?

121009

Clickhere


Somalia:ASOJ has endoursed the Union of Somali Journalists in south and central Somalia 111009

Clickhere


UN: little pledged aid paid up for Somali security

091009

Clickhere


FBI head talks Somalia in Seattle

091009

Clickhere


Britain calls for sanctions against Eritrea 091009

Clickhere


Somali president visits Ohio State

081009

Clickhere


Somalia war: Kenya on the spot over secret enlisting 081009

Clickhere


Uganda releases Somali minister

071009

Clickhere


Dormant civilians woken up by the sounds of planes

051009

Clickhere


Somalia: Fears fighting between Islamists in the outskirts of Kismayo 051009

Clickhere


Somalia's president says terrorism growing there 041009

Clickhere


Amnesty International oral statement, Interactive dialogue with the Independent Expert on Somalia 021009

Clickhere


Somalia: Uganda wants Somalia mandate to be reviewed 011009

Clickhere


Somalia: Daybreak clashes between Islamists in Kismayo 011009

Clickhere


Demonstration against WFP staged in Bosaso

300909

Clickhere


Somalia: Hizbul-Islam vows to fight Al-Sabab martyrs

300909

Clickhere


Somalia: AU peacekeepers do not shell Bakara bazaar, Military spokesman 290909

Clickhere


Somalia: Islamist groups on a "war footing" in Kismayo 290909

Clickhere


Somali president says ready to talk with rebels

260909

Clickhere


Somalia A Man wearing veil apprehended in Gal-kayo 250909

Clickhere


Ethiopian rebels deny helping Somali Islamists 230909

Clickhere


Australian navy thwarts Somali pirates: officials

230909

Clickhere


Deaths in west Somalia fighting

220909

Clickhere


Somalia: Heavy Clashes Start in Southern Region

210909

Clickhere


AU Special Representative for Somalia pays tribute to the outstanding work of AMISOM troops.210909

Clickhere


About 17 killed in Somalia conflict: elders 210909

Clickhere


Top news: Universal TV becomes affluent out of the Somalis wealth in UK

200909

Clickhere


Somalia: MPs decry terrorist infiltration in Somalia 190909

Clickhere


Somalia: U.N. probes use of its vehicles in Somalia bombing

190909

Clickhere


Emboldened Al-Shabab Warns Djibouti Not to Send Troops to Somalia(VOA)

180909

Clickhere


Somalia: Government appeals for urgent international supports 180909

Clickhere


Somalia: Mogadishu Port Authority hinders medical kits

180909

Clickhere


Somalia:Joint Statement on the attack on AMISOM in Mogadishu 180909

Clickhere


Somalia: concurrent twin suicide attacks on AMISOM

170909

Clickhere


H.E. President Sharif Sheikh Ahmed’s Trip to the U.. General Assembly 170909

Clickhere


Somali: Ethiopian PM Says No Ethiopian Forces in Somalia 170909

Clickhere


Somalia: Top UN delegation arrived in Mogadishu

160909

Clickhere


Low flying helicopters over Baladweyn town

150909

Clickhere

Government exposes maimed boys to the press

150909

Clickhere


US Launches Military Strike in Somalia Against al Qaeda Target

140909

Clickhere


American Choppers bombard Bulamarer town 140909

Clickhere


AU troops open fire on a caravan of camels 130909

Clickhere


President Shariff and Premier Sharmarke repel

130909

Clickhere


Tribal clashes leave 8 dead in Somalia 120909

Clickhere


Ahlu-Sunnah Waljama seize Ruun-Nirgud district 110909

Clickhere


Government discloses negotiation with rivals

100909

Clickheere


Somalia: President Shariff jets off to Djibouti

100909

Clickheere


5 human trafficking boats captured in Puntland

090909

Clickhere


Number of Somalis internally displaced is over 1.5 million

090909

Clickhere


Security Minister says enough is enough

080909

Clickher


Somalia: Out break of Bubonic plague possible in Somalia

070909

Clickhere


Somalia: Ex-Premier Noor Presents credentials to Italian President

070909

Clickhere


Al-Shabab forces retake parts of Baladweyn town

060909

Clickhere


Somalia: Hypocrites annihilate significant streets in the Capital Mogadishu 05.09.09

Clickhere


Somalia:Somali hard-line Islamists are former warlords-analysis 02.09.09

Clickhere



Top Somali news:3 journalists in Somalia narrowly missed the knife. 01.09.09 Clickhere



Top Somali News: Hypocrites looting the wealth of the Somalis in UK 31.08.09

Clickhere


Press conference from Galmudug state authority 31.08.09

Clickhere



Top Somali News: The Boss of Somali Pirates sighted in Libya. 29.08.09

Clickhere



Somalia:A Journalist who has fled from Somalia arrives in Sweden. 29.08.09 Clickhere



Somalia:Somalis in Italy in bad circumstances 27.08.09

Clickhere



Somalia:Puntland police arrests the 4th journalist in 24 hours.27.08.09 Clickhere


Somalia:VOA journalist detained in Galkayo.26.08.09 Clickhere



Somalia:Minister turns to livestock trader.
26.08.09

Clickhere



Somalia Topnews: The silent killer of the Somali Journalists seriously wounded 25.08.09

Clickhere


Somalia:Prof Dalha urges Arab League to assist Somali people 24.08.09

Clickhere


Somalia:Ex-Mayor’s abode attack overnight. 24.08.09

Clickhere



Somalia:Army commander urges rivals to respect the month of Ramadan 24.08.09

Clickhere



Somalia:2 Ugandan soldiers died in Explosion .24.08.09

Clickhere



Somalia:6 passed away in a battle in Mogadishu overnight. 23.08.09

Clickhere



Somalia: “Fighting will continue in the month of Ramadan” says Hassan Aweys. 23.08.09

Clickhere



Somalia:THE U.S & SOMALIA: A SOMALI PERSPECTIVE By Amb Hasharo 22.08.09

Clickhere


Somalia:Somali
Authority remarks capturing of Luuq
district 19.08.09 Clickhere


Somalia: Premier reshuffles cabinet Ministers

Click 20090818


Somalia: 2 of the UN compound raiders in Wajid district caught

Click 20090818


Somali Ahlusuna waljamaah take control of Bula-Hawo district

Mogadishu Monday Click 20090817


Somalia:Armed men attack UN building in Wajid district.

Click 090817


 

 

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan


waxeeyna intaas ku dareen in


Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)