|
Wadanka
Yuganda oo si Habsami leh looga dhigay Xafladdii Mowliidka
Nabiga CSW (Daawo Sawiro)

Waxaa wali wadanka Uganda ka
soconaya xaflada kala gadisan oo lagu maamuusayo maalinkii
uu dhashay Kheyru Khalqilaahi Sayidinaa Wa Mowlaanaa Muxamad
Bin Cabdulaahi (SCW).
Xafladaahan kala duwan mid ka
mida ayaa waxay xalay ka dhacday magaala madaxda dalka Uganda
ee Kampala taas oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayna
ka soo qeyb galeen dhamaan qeybaha kala gadisan ee bulshada
ayadoo ay horkacayaan Culimaudiinka Ahlusunna Waljamaaca.
Xafladii xalay oo ka dhacday
Hotelka weyn ee caanka ah ee Pan African ayaa waxaa ka mid
ahaa culimadii ka soo qeyb gashay gudoomiya ahlu sunna waljamaaca
ee Wadanka Yugandha Sh.C/qaadir Macalin Ibraahim (sunni),
sh.Axmed Salaad kadiye (GX), Sh.Xasan Aadan Cusmaan (Kamacle),
oo ah madaxa arimaha Diinta , Sh.Ismaaciil Sh.Cali Rooraaye
oo ah madaxa arimaha bulsahda iyo culimo kale oo faradan ayaa
halkaas waxa ay ka soo jeediyeen muxaadarooyin cajiiba ah.
Sh.Ismaaciil Sh.Cali Rooraaye
oo dadkii xalay iyaga nasiibka u yeeshay inay ka soo qeyb
galaan xafladaani iyo dadkii kale ee kala socday codbaahiyaha
ayaa si wanaagsan oo ku saleesan cilmi iyo caqli kaga shaafiyay
adilada mowlidka iyo arimo badan oo dhinacyo badan taabanaaya.
Sh.rooraaye waxaan rasuulku
ma sameenin oo waa bidco ayaa ka mid ah waxyaabaha ay ku doodaan
nimankaan diidan mowlidka nabiga (NNKH) taasina diin saxa
noqon meyso ayuu si kulul u yiri sheikh Ismaaciil.
Wuxuuna taas u soo daliil saday
arimo badan oo rasuulka (scw) ka dambeeay oo ay ka mid tahay
jamcinta Qoraanka Kariimka ah iyo adilooyin fara badan.
Markii Nabigu geeriyooday
ka dib ayaa seyd Cumar waxa oo u yimid seyd Abuu Bakar isagoo
ku yiri, Aan Quraan jamcino waayo waxaa mar kasta
dhimanaaya ragii xufaada ahaa., Sayid Abuubakarna waa
kadiiday isagoo leh, Ma waxaan sameyneenaa wax uusan
Rasuulkeeni Muxamad CSW sameynin, seyd cumar wax kale
uma soo daliilsan ee kaliya wuxuu yiri , Walaahi wax
kale maaha ee waa kheyr Bal ufiirso Siidina Siid Cumar
ma uusan soo daliishan aayad iyo Xadiith toona balse waxa
uu ku jawaabay waa Kheyr in la jamciyaa Quraanka Marka
hada waxaan waydiineynaa dadka diidan mowlid, Ma waxa
heesana Cadeen ah in nabiga yiri leema xusi karo lamina weyneen
karo maalinta aan dhashay mise daliilkiina waa un nabiga ma
sameenin ayuu si qiiro iyo fiiro kujirto uyiri Sheekh
Ismacil Sheekh Cali Rooraaye oo habeenki xalay ahaa si aad
ah ugu dheeraaday muhiimada ay leedahay maalintaan iyo sida
loogu baahan yahay in dadka somaliyeed ay bartaan diinta isla
markaana aysan ku kadsoomin caqiidada fasahaadsan ee bidcada
casriga ..
Waxaa sidoo kale ka hadlay sh.Xasan
Kamacle oo isagu ku dheeraaday mowcido aad u qiima badan oo
ku saabsan taariikhda Rasuulkeena Suuban (scw) iyo dhalashadiisa.
Sh.Xasan Nabiga Fadligiisa
waxaa ka mid in aysan hooydiis ku dhibtoonin xiligii ay caluusha
ku siday, oo kaliya waxa ay dareentay un ahaa in ay iska weesay
Caadadi sidaana ku garatay un in ay uur leedahay balse ma
jirin wax lucfi iyo culees iyo jiro toona taasina waxa ay
kamid tahay calaamadaha suubanaheeni muxamad CSW
Sheekh C/qaadir Suni oo ah Madaxa
Culumaudiinka Ahlusunnah Waljamaac ee Wadanka Yugandha
oo soo gunaanaday Xafladi mowliidka ee habeenki xalay qeybteedi
hore isagoo ugu horeen duco iyo amaanba usoo jeediyay inta
ka qeyb qaadatay Xafladaha lagu weyneenayay Maxabada Nabiga
isla markaana sheekha waxa uu ka digay dabeecadaha iyo caqiidooyinka
fasahaadsan ee la wareegayaan kooxa diin laawayaalka haba
udarnaadaani Bidcada Casirgaan kuwooda Somaliyeed.
Sheekh Suni ayaa sidoo kale ka
hadlay arimo badan oo muhiima una sheegay dadkii halkaa isugu
yimid inuu u wado hadiyad qaali ah.
Sh.sunni waxaan idiin wadaa
hadiyad qaali ah taasoo ah in uu jiro masjid laga dhisiyo
tuulada Nekaveli oo ah xerada qaxuutiga soomaalida kaasoo
hada ay howshiiso socoto una baahan in qof waliba oo wax heli
karo uu ka faaideysto waayo wuxuu ku anfacayaa waalidkiis
iyo naftiisaba
Ka dib moxaadarooyinkii kala
gadisnaa ayaa waxaa halkaas lagu bixiyay dacaamkii dadka loo
diyaariyay iyadoo ay halkaa soo xaadireen dad faradan oo isugu
jira soomaali iyo qowmiyado kale.
Intaa ka gadaal ayaa waxaa halkaa
lagu qabtay xilqo dilgri ah taasoo lagu gaaray ilaa iyo saqdii
dhexe habeenkii.
Isku soo wada dooboo xafladii
xalay ayaa u dhacday sidii loogu talay galay iyadoo ay jiri
doonaan xafladu kale oo ka dhicidoona meelo kale kadisan oo
ka tiresan wadanka Uganda.












Waa Diyaarinti
C/raxman Sh: C/llahi
Feysal Yuusuf Kulane
Sawir Qaade
C/llaahi Sh: C/nuur Sh: Yuusuf
Xaruunta
Wararka Shaaficiyah

Ethiopian
troops vacate from Kala-beyrka in Hiran in Hiran Region
1611.09
Clickhere 
Somalia:
Hassan Dahir Aweys placed strong conditions in joining the
Somali transitional federal government
1611.09
Clickhere

Somalia:
Iranian commandos sent to arrest Somali pirates
1611.09
Clickhere 
Somalia:
Government is due to mediate Galmudug officials
1311.09
Clickhere 
Somalia:
China to boost efforts in fighting Somalia pirac
1311.09
Clickhere 
Somalia's
Puntland region says committed to fighting piracy
1211.09
Clickhere 
Somalia:
Two prominent officers killed in Puntland overnight
1211.09
Clickhere 
Heavy Explosion
jolted Galkayo town overnight
1011.09
Clickhere 
Hizbul
Islam confirmed that Sheikh maow has left
1011.09
Clickhere 
Somalia
Needs Honest Government
08.11.09
Clickhere 
Adulterer
stoned to death in Marka town
07.11.09
Clickhere 
Twin
explosions at Bossaso in Puntland
06.11.09
Clickhere 
Somalia:
The Minister of Humanitarian Affairs met with WFP officials
02.11.09
Clickhere 
Somalia:
6 soldiers died in a landmine explosion in Lasanod town
01.11.09
Clickhere 

Somalia:
112-year-old man marries 17-year-old girl
01.11.09
Clickhere 
Somalia:
Al-Shabab says they will attack Asmara
3110.2009
Clickhere 
Somalia:
39 illegal foreigners mostly Somalis arrested in South
Africa
29.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Yemen Arrests 6 Suspected Qaeda Africans
29.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Soldier jailed over Somalia affair
26.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Youngsters gunned down for Espionage reasons-say Al-Shabab
24.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Daybreak bombardment in Mogadishu kills 23
22.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Al-Shabab martyrs closedown 2 independent radio stations
in Bay region
21.10.2009
Clickhere 

Somali Quiz Winners
Get Anti-Tank Mines, Guns, Office Supplies
19.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Calm Returns to Warring Neighborhoods in Mogadishu
19.10.2009
Clickhere 

Somali:
A convey of AU troops comes under explosion in Mogadishu
19.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Shabaab rebels destroy grave and mosque in Somalia
19.10.2009
Clickhere 
INTERVIEW-Somalia
says Eritrea deserves punishment for chaos
18.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Pupils awarded with bombs and riffles
18.10.2009
Clickhere 
Somalia:
New militants of Hizbul-Islam join Somali government
17.10.2009
Clickhere 

Djibouti:
About 500 Somali Government Troops Wrapped Up Military
Training in Djibouti
15.10.2009
Clickhere 

Somalia: South African Police
Capture Counterfeit Materials Belonging Somali Businessmen
15.10.2009
Clickhere 
Pakistan-Somalia
agree to enhance trade relations
15.10.2009
Clickhere 
UN
political chief begins week-long visit to Southern and
Eastern Africa
15.10.2009
Clickhere 
Somalia:American Embassy
in Kenya commemorates the Somali Flag.+Pic.
Waagacusub.com
141009
Clickhere 
Somalia:
Fighting between armed Islamists and Government soldiers
131009
Clickhere 
Somalia:
Are the activities of "pirates" legal?
121009
Clickhere 
Somalia:ASOJ
has endoursed the Union of Somali Journalists in south
and central Somalia 111009
Clickhere 
UN:
little pledged aid paid up for Somali security
091009
Clickhere 
FBI
head talks Somalia in Seattle
091009
Clickhere 
Britain
calls for sanctions against Eritrea 091009
Clickhere 
Somali
president visits Ohio State
081009
Clickhere 
Somalia
war: Kenya on the spot over secret enlisting 081009
Clickhere 
Uganda
releases Somali minister
071009
Clickhere 
Dormant civilians woken
up by the sounds of planes
051009
Clickhere 
Somalia:
Fears fighting between Islamists in the outskirts of Kismayo 051009
Clickhere 
Somalia's
president says terrorism growing there 041009
Clickhere 
Amnesty
International oral statement, Interactive dialogue with
the Independent Expert on Somalia 021009
Clickhere 
Somalia:
Uganda wants Somalia mandate to be reviewed 011009
Clickhere 
Somalia:
Daybreak clashes between Islamists in Kismayo 011009
Clickhere 
Demonstration against WFP
staged in Bosaso
300909
Clickhere 
Somalia:
Hizbul-Islam vows to fight Al-Sabab martyrs
300909
Clickhere 
Somalia:
AU peacekeepers do not shell Bakara bazaar, Military spokesman 290909
Clickhere 
Somalia:
Islamist groups on a "war footing" in Kismayo 290909
Clickhere 
Somali
president says ready to talk with rebels
260909
Clickhere 
Somalia A Man wearing veil apprehended
in Gal-kayo 250909
Clickhere 
Ethiopian rebels deny helping
Somali Islamists 230909
Clickhere 
Australian navy thwarts Somali pirates: officials
230909
Clickhere 

Deaths
in west Somalia fighting
220909
Clickhere 
Somalia:
Heavy Clashes Start in Southern Region
210909
Clickhere 
AU Special
Representative for Somalia pays tribute to the outstanding
work of AMISOM troops.210909
Clickhere 
About
17 killed in Somalia conflict: elders 210909
Clickhere 

Top
news: Universal TV becomes affluent out of the Somalis
wealth in UK
200909
Clickhere 
Somalia:
MPs decry terrorist infiltration in Somalia 190909
Clickhere 
Somalia:
U.N. probes use of its vehicles in Somalia bombing
190909
Clickhere 

Emboldened
Al-Shabab Warns Djibouti Not to Send Troops to Somalia(VOA)
180909
Clickhere 
Somalia:
Government appeals for urgent international supports 180909
Clickhere 
Somalia:
Mogadishu Port Authority hinders medical kits
180909
Clickhere
Somalia:Joint Statement on the attack
on AMISOM in Mogadishu 180909
Clickhere 

Somalia: concurrent twin
suicide attacks on AMISOM
170909
Clickhere 
H.E. President Sharif Sheikh Ahmeds
Trip to the U.. General Assembly 170909
Clickhere 
Somali: Ethiopian PM Says No Ethiopian
Forces in Somalia 170909
Clickhere 
Somalia:
Top UN delegation arrived in Mogadishu
160909
Clickhere 
Low flying helicopters over Baladweyn
town
150909
Clickhere 

Government exposes maimed boys to the
press
150909
Clickhere 

US Launches Military Strike in Somalia
Against al Qaeda Target
140909
Clickhere 
American Choppers bombard Bulamarer town 140909
Clickhere 
AU troops open fire on a caravan of camels 130909
Clickhere 
President Shariff and Premier Sharmarke
repel
130909
Clickhere 
Tribal clashes leave 8 dead in Somalia 120909
Clickhere 
Ahlu-Sunnah Waljama seize Ruun-Nirgud
district 110909
Clickhere 
Government discloses negotiation with
rivals
100909
Clickheere 
Somalia:
President Shariff jets off to Djibouti
100909
Clickheere 
5 human trafficking boats captured in
Puntland
090909
Clickhere 
Number of Somalis internally displaced
is over 1.5 million
090909
Clickhere 
Security Minister says enough is enough
080909
Clickher 
Somalia:
Out break of Bubonic plague possible in Somalia
070909
Clickhere 
Somalia:
Ex-Premier Noor Presents credentials to Italian President
070909
Clickhere 
Al-Shabab forces retake parts of Baladweyn
town
060909
Clickhere
Somalia: Hypocrites annihilate significant
streets in the Capital Mogadishu 05.09.09
Clickhere
Somalia:Somali hard-line Islamists are
former warlords-analysis 02.09.09
Clickhere 
Top Somali news:3 journalists in Somalia
narrowly missed the knife. 01.09.09 Clickhere
Top Somali News: Hypocrites looting the
wealth of the Somalis in UK 31.08.09
Clickhere
Press conference from Galmudug state authority 31.08.09
Clickhere 
Top Somali News: The Boss of Somali Pirates
sighted in Libya. 29.08.09
Clickhere 
Somalia:A Journalist who has fled from
Somalia arrives in Sweden. 29.08.09 Clickhere 
Somalia:Somalis in Italy in bad circumstances 27.08.09
Clickhere 
Somalia:Puntland police arrests the 4th
journalist in 24 hours.27.08.09 Clickhere
Somalia:VOA journalist detained in Galkayo.26.08.09 Clickhere
Somalia:Minister turns to livestock trader.
26.08.09
Clickhere 
Somalia Topnews: The silent
killer of the Somali Journalists seriously wounded 25.08.09
Clickhere
Somalia:Prof Dalha urges Arab League to
assist Somali people 24.08.09
Clickhere 
Somalia:Ex-Mayors abode attack overnight. 24.08.09
Clickhere 
Somalia:Army commander urges rivals to
respect the month of Ramadan 24.08.09
Clickhere 
Somalia:2 Ugandan soldiers died in Explosion
.24.08.09
Clickhere 
Somalia:6 passed away in a battle in Mogadishu
overnight. 23.08.09
Clickhere 
Somalia: Fighting will continue
in the month of Ramadan says Hassan Aweys. 23.08.09
Clickhere 
Somalia:THE U.S & SOMALIA: A SOMALI
PERSPECTIVE By Amb Hasharo 22.08.09
Clickhere
Somalia:Somali
Authority remarks capturing of Luuq
district 19.08.09 Clickhere 
Somalia: Premier reshuffles
cabinet Ministers
Click 20090818
Somalia:
2 of the UN compound raiders in Wajid district caught
Click 20090818
Somali
Ahlusuna waljamaah take control of Bula-Hawo district
Mogadishu
Monday Click 20090817
Somalia:Armed
men attack UN building in Wajid district.
Click 090817
|