|

Mudaharaad
Balaaran Oo Ay soo qabanqaabiyeen Dalada Macalimiinta Ahlu
suuna Wal jameeca Ee Dalka kenya....
Waxaa maanta ka dhacay magaalada
Nairobi Ee Xaruunta Dalka kenya Mudaharaad Balaaran Oo Ay
soo qabanqaabiyeen Dalada Macalimiinta Ahlu suuna Wal jameeca
Ee Dalka kenya oo ay ugu Horeeyaan Gudoomiyaha Dalada Macalimiinta
Ahlu suuna Waljameeca Macalin Maxamed Climi (Guureeye) iyo
qabnqaabiyaha Macalin C/kariin Xusee Cabdi Waxaana mudahraadka
qayb ku laheed Dowladda kenya.
waxaana mudaharaadkaan ujeedkiisu
ahaa sidii Dhalin yarada looga wacyi galin lahaa Fikrada Qaldan
Ee kooxda Al shabaab.
Mudaharadakaan oo ay ka qayb
qaadanayeen Dhamaan ardayda dugsiyda iyo Schoolada Ee Wax
ka barta Dalkaan kenya ayaa waxaa lagu soo maraya Qaybo ka
mid ah Xaafada islii iyagoo ardaydu ay wateen Boorar ay ku
qornaayeen Dooni maeyno Al shabaab Dooni mayno diin badale
Dooni mayno fikarada Qaldan Ee Al shabaab.
Salaadii casir kadib ayaa waxaa
la isgu soo baxay guudahaan wadooyinka xaafada islii waxaana
dadka mudaharaadayay ay saarnaayeen gawaari ay ku xirnaayeen
cod baahiyaal.
Aradyda dugsiyada iyo kuwa schoolada
oo si weyn ugu qayb qaadanayay mudahaardkan ayaa waxaa loo
xiray dhar ay ku qoranyihiin erayo lid ku ah kooxda Khwaarita
Al shabaab oo ay ka mid ahaayeen waxaan ka mudaharaadeynaa
Dhibaatada ay shacabka ugaystaan Shabab 'dooni mayno Diin
badale dayno maeyno dad aan waxba galabsan oo la dilo iyo
Erayo kale .
Ugu Dambeyntii waxaa la isgu
yimid Baraxad weyn oo ku taala xaafada islii halkaasi oo loogu
tala galay in lagu soo gabagabeeyo waxaana halkaasi laga jeediyay
Qudbooyin kala duwan kuwasa oo looga hadlayay sida ugu haboon
Ee Loo wacyi galinkaro dhalinta soomaaliyeed Ee Al shabaab
ka xadaan qalbiga si ay ugu adeegsadaan Dagaalada soomaaliya.
Gudoomiyaha Dallada macalimiinta
Ahlu suuna Waljameeca Macalin Maxamed Cilmi (Guureeye) Oo
Qudabad ka jeediyay goobta ayaa si weyn uga hadlay wacy galinta
Dhalinyarada soomaaliyeed waxaana uu sheegay in ay ku baraarugaan
waalidiinta sidii ay ugu wacyi galin lahaayeen fikarada qaldan
Ee Kooxda Khwaarita Al shabaab.
Sidoo kale waxaa halkasi ka hadlay
Macalimiin fara badan oo Dhamaantood Xooga saarayay muhiimada
ay leedahay wacyi galinta dhalinta soomaaliyeed loogana qab
qaadan laha aarinkaas.
Max'ed Xuseen (Owliyo) oo isna
Goobta ka hadlay ayaa waxaa uu si adkeeyay hadaldii ay goobta
ka jeediyeen macalimiinta ka hadashay banaanbaxa looga soo
horjeedo Khwaarija Al shabaab waxaana Mudaharaadkaan ku soo
dhamaaday Jawi Nabdoon iyo qudabdo macaan.
Xasan Sh.Cumar
Xaafiiska Wararka
Shaaficiyah
Nairobi Kenya
Xaruunta
Wararka Shaaficiyah

Ethiopian
troops vacate from Kala-beyrka in Hiran in Hiran Region
1611.09
Clickhere 
Somalia:
Hassan Dahir Aweys placed strong conditions in joining the
Somali transitional federal government
1611.09
Clickhere

Somalia:
Iranian commandos sent to arrest Somali pirates
1611.09
Clickhere 
Somalia:
Government is due to mediate Galmudug officials
1311.09
Clickhere 
Somalia:
China to boost efforts in fighting Somalia pirac
1311.09
Clickhere 
Somalia's
Puntland region says committed to fighting piracy
1211.09
Clickhere 
Somalia:
Two prominent officers killed in Puntland overnight
1211.09
Clickhere 
Heavy Explosion
jolted Galkayo town overnight
1011.09
Clickhere 
Hizbul
Islam confirmed that Sheikh maow has left
1011.09
Clickhere 
Somalia
Needs Honest Government
08.11.09
Clickhere 
Adulterer
stoned to death in Marka town
07.11.09
Clickhere 
Twin
explosions at Bossaso in Puntland
06.11.09
Clickhere 
Somalia:
The Minister of Humanitarian Affairs met with WFP officials
02.11.09
Clickhere 
Somalia:
6 soldiers died in a landmine explosion in Lasanod town
01.11.09
Clickhere 

Somalia:
112-year-old man marries 17-year-old girl
01.11.09
Clickhere 
Somalia:
Al-Shabab says they will attack Asmara
3110.2009
Clickhere 
Somalia:
39 illegal foreigners mostly Somalis arrested in South
Africa
29.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Yemen Arrests 6 Suspected Qaeda Africans
29.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Soldier jailed over Somalia affair
26.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Youngsters gunned down for Espionage reasons-say Al-Shabab
24.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Daybreak bombardment in Mogadishu kills 23
22.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Al-Shabab martyrs closedown 2 independent radio stations
in Bay region
21.10.2009
Clickhere 

Somali Quiz Winners
Get Anti-Tank Mines, Guns, Office Supplies
19.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Calm Returns to Warring Neighborhoods in Mogadishu
19.10.2009
Clickhere 

Somali:
A convey of AU troops comes under explosion in Mogadishu
19.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Shabaab rebels destroy grave and mosque in Somalia
19.10.2009
Clickhere 
INTERVIEW-Somalia
says Eritrea deserves punishment for chaos
18.10.2009
Clickhere 
Somalia:
Pupils awarded with bombs and riffles
18.10.2009
Clickhere 
Somalia:
New militants of Hizbul-Islam join Somali government
17.10.2009
Clickhere 

Djibouti:
About 500 Somali Government Troops Wrapped Up Military
Training in Djibouti
15.10.2009
Clickhere 

Somalia: South African Police
Capture Counterfeit Materials Belonging Somali Businessmen
15.10.2009
Clickhere 
Pakistan-Somalia
agree to enhance trade relations
15.10.2009
Clickhere 
UN
political chief begins week-long visit to Southern and
Eastern Africa
15.10.2009
Clickhere 
Somalia:American Embassy
in Kenya commemorates the Somali Flag.+Pic.
Waagacusub.com
141009
Clickhere 
Somalia:
Fighting between armed Islamists and Government soldiers
131009
Clickhere 
Somalia:
Are the activities of "pirates" legal?
121009
Clickhere 
Somalia:ASOJ
has endoursed the Union of Somali Journalists in south
and central Somalia 111009
Clickhere 
UN:
little pledged aid paid up for Somali security
091009
Clickhere 
FBI
head talks Somalia in Seattle
091009
Clickhere 
Britain
calls for sanctions against Eritrea 091009
Clickhere 
Somali
president visits Ohio State
081009
Clickhere 
Somalia
war: Kenya on the spot over secret enlisting 081009
Clickhere 
Uganda
releases Somali minister
071009
Clickhere 
Dormant civilians woken
up by the sounds of planes
051009
Clickhere 
Somalia:
Fears fighting between Islamists in the outskirts of Kismayo 051009
Clickhere 
Somalia's
president says terrorism growing there 041009
Clickhere 
Amnesty
International oral statement, Interactive dialogue with
the Independent Expert on Somalia 021009
Clickhere 
Somalia:
Uganda wants Somalia mandate to be reviewed 011009
Clickhere 
Somalia:
Daybreak clashes between Islamists in Kismayo 011009
Clickhere 
Demonstration against WFP
staged in Bosaso
300909
Clickhere 
Somalia:
Hizbul-Islam vows to fight Al-Sabab martyrs
300909
Clickhere 
Somalia:
AU peacekeepers do not shell Bakara bazaar, Military spokesman 290909
Clickhere 
Somalia:
Islamist groups on a "war footing" in Kismayo 290909
Clickhere 
Somali
president says ready to talk with rebels
260909
Clickhere 
Somalia A Man wearing veil apprehended
in Gal-kayo 250909
Clickhere 
Ethiopian rebels deny helping
Somali Islamists 230909
Clickhere 
Australian navy thwarts Somali pirates: officials
230909
Clickhere 

Deaths
in west Somalia fighting
220909
Clickhere 
Somalia:
Heavy Clashes Start in Southern Region
210909
Clickhere 
AU Special
Representative for Somalia pays tribute to the outstanding
work of AMISOM troops.210909
Clickhere 
About
17 killed in Somalia conflict: elders 210909
Clickhere 

Top
news: Universal TV becomes affluent out of the Somalis
wealth in UK
200909
Clickhere 
Somalia:
MPs decry terrorist infiltration in Somalia 190909
Clickhere 
Somalia:
U.N. probes use of its vehicles in Somalia bombing
190909
Clickhere 

Emboldened
Al-Shabab Warns Djibouti Not to Send Troops to Somalia(VOA)
180909
Clickhere 
Somalia:
Government appeals for urgent international supports 180909
Clickhere 
Somalia:
Mogadishu Port Authority hinders medical kits
180909
Clickhere
Somalia:Joint Statement on the attack
on AMISOM in Mogadishu 180909
Clickhere 

Somalia: concurrent twin
suicide attacks on AMISOM
170909
Clickhere 
H.E. President Sharif Sheikh Ahmeds
Trip to the U.. General Assembly 170909
Clickhere 
Somali: Ethiopian PM Says No Ethiopian
Forces in Somalia 170909
Clickhere 
Somalia:
Top UN delegation arrived in Mogadishu
160909
Clickhere 
Low flying helicopters over Baladweyn
town
150909
Clickhere 

Government exposes maimed boys to the
press
150909
Clickhere 

US Launches Military Strike in Somalia
Against al Qaeda Target
140909
Clickhere 
American Choppers bombard Bulamarer town 140909
Clickhere 
AU troops open fire on a caravan of camels 130909
Clickhere 
President Shariff and Premier Sharmarke
repel
130909
Clickhere 
Tribal clashes leave 8 dead in Somalia 120909
Clickhere 
Ahlu-Sunnah Waljama seize Ruun-Nirgud
district 110909
Clickhere 
Government discloses negotiation with
rivals
100909
Clickheere 
Somalia:
President Shariff jets off to Djibouti
100909
Clickheere 
5 human trafficking boats captured in
Puntland
090909
Clickhere 
Number of Somalis internally displaced
is over 1.5 million
090909
Clickhere 
Security Minister says enough is enough
080909
Clickher 
Somalia:
Out break of Bubonic plague possible in Somalia
070909
Clickhere 
Somalia:
Ex-Premier Noor Presents credentials to Italian President
070909
Clickhere 
Al-Shabab forces retake parts of Baladweyn
town
060909
Clickhere
Somalia: Hypocrites annihilate significant
streets in the Capital Mogadishu 05.09.09
Clickhere
Somalia:Somali hard-line Islamists are
former warlords-analysis 02.09.09
Clickhere 
Top Somali news:3 journalists in Somalia
narrowly missed the knife. 01.09.09 Clickhere
Top Somali News: Hypocrites looting the
wealth of the Somalis in UK 31.08.09
Clickhere
Press conference from Galmudug state authority 31.08.09
Clickhere 
Top Somali News: The Boss of Somali Pirates
sighted in Libya. 29.08.09
Clickhere 
Somalia:A Journalist who has fled from
Somalia arrives in Sweden. 29.08.09 Clickhere 
Somalia:Somalis in Italy in bad circumstances 27.08.09
Clickhere 
Somalia:Puntland police arrests the 4th
journalist in 24 hours.27.08.09 Clickhere
Somalia:VOA journalist detained in Galkayo.26.08.09 Clickhere
Somalia:Minister turns to livestock trader.
26.08.09
Clickhere 
Somalia Topnews: The silent
killer of the Somali Journalists seriously wounded 25.08.09
Clickhere
Somalia:Prof Dalha urges Arab League to
assist Somali people 24.08.09
Clickhere 
Somalia:Ex-Mayors abode attack overnight. 24.08.09
Clickhere 
Somalia:Army commander urges rivals to
respect the month of Ramadan 24.08.09
Clickhere 
Somalia:2 Ugandan soldiers died in Explosion
.24.08.09
Clickhere 
Somalia:6 passed away in a battle in Mogadishu
overnight. 23.08.09
Clickhere 
Somalia: Fighting will continue
in the month of Ramadan says Hassan Aweys. 23.08.09
Clickhere 
Somalia:THE U.S & SOMALIA: A SOMALI
PERSPECTIVE By Amb Hasharo 22.08.09
Clickhere
Somalia:Somali
Authority remarks capturing of Luuq
district 19.08.09 Clickhere 
Somalia: Premier reshuffles
cabinet Ministers
Click 20090818
Somalia:
2 of the UN compound raiders in Wajid district caught
Click 20090818
Somali
Ahlusuna waljamaah take control of Bula-Hawo district
Mogadishu
Monday Click 20090817
Somalia:Armed
men attack UN building in Wajid district.
Click 090817
|