www.Shaaficiyah.com
BBC Somali

»Arts-Osmanart
» AfrikadaBari
» AllPuntland
» Allsomali.com
» Arlaadi Online
» Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org Awdelnews.com
» Amin Art
» Bakaaraha
» Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus


Quraan Tafsiir Axadiis Fiqi Siiro Caqiido Naxwe Muxaadro Kutub
www.Shaaficiyah.com

 

Ixtifaalkii Mowluudka Nabiga NNK ha ahaatee oo ay si wada jir ah u qabteen Culimaa´udiin Soomaaliyeed oo ku kala sugan Shanta Qaaradood ee Adduunka.

 

Sheekh Maxamuud Guriceel(Sweden)

Waxaa dhawaan lagu soo gebagebeeyey Maddarasada AL-HIDDAAYAH WAL ISTIQAAMAH ee Paltalka Qolka Magaciisa la yiraahdo QOLKA ISLAMKA LIVE AHLUSUNA WALJAMAACA NABIGA KU SALI Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen dhammaan Ardayda wax ka barata Maddarasada oo kor u dhaafay 100(Boqol) Arday iyo Culimaa´udiin Soomaaliyeed oo ku kala dhaqan Shanta Qaaradood , Xafladdaas oo lagu weyneynaayey Dhalashada Nabigeenna Muxamed NNK ha ahaatee ayaa Culimadu waxey halkaas ugu soo jeediyeen Ardayda iyo Martida kale ee ka soo qayb gashay Xafladdaas Muxaadarooyin dhammaantood ku wada saabsan Siirada Rasuulka .

Sheekh Axmed Magtayn ( USA )

Sh.C/salam Macallim(Masar)

Sheekh Cali Looboge ( UK )

Sheekh Xuseen Baardheere( Sweden )

Sheekh Axmed Cabdulkariim

Haddaba Xafladdaas oo socotay Saddex habeen oo isku xigay ayaa waxey ku dhammaatay si farxad leh , waana markii ugu horreysay oo abid la maqlo Mowluudka Nabiga oo ay si wada jir ah u qabtaan Culimaa´udiin Soomaaliyeed oo ku kala dhaqan shanta Qaaradood ee Adduunka iyagoo adeegsanaya Paltalka ee aaladda Internetka.

 

 

 

Culimadii ka soo qayb gashay

 

 

1-Sh. Axmed Magtayn.......................................................USA
2-Sh. Axmed Cabulkariim.................................................Norway

3-Sh. Cali Looboge............................................................UK

4-Sh. Maxamud Guriceel..................................................Sweden

5-Sh. Xuseen Baardheere...............................................Sweden

6-Sh. Maxamed Teeleeye.................................................Masar

7-Sh. C/salaam Macallim Cabdullaahi..........................Masar

8-Sh. C/Fitaax Sh.C/Rashid Sh.Yuusuf........................Masar

9-Sh. Maxamed Cardoof..................................................Masar

10-Sh. Xasan Yuusuf .......................................................K/Afrika

11-Sh. Siciid C/llaahi Weheliye.......................................K/Afrika

12-Sh. Ismaaciil Sh. Cali Rooraaye...............................Uganda

 

Waxaa Xafladdaan soo qaban qaabiyey Kheyr allaha ka jazeeyee Mudiirka Madarasada Al-Hiddaayah

Wal-Istiqaamah Sheekh Muxtaaj:

 

 

 

 

www.shaaficiyah