|
Aqoon
la,aani waa Iftiin la,aan
Mu,asasada
Barashada Diinta Islaamka ee Shaaficiyah

Sheekh
Maxamuud Maxamed Cali (Guriceel)
Gudd-Mu,asasada
Barasha Diinta Islaamka ee Shaaficiyah
( Sweden )

Sheekh
Cabdirixiim
Madaxa Qaybta
Waxbarashada ee Mu,asasada Shaaficiyah
( Stockholm
)

Mocallim
Muxamedamiin Sh-C/llaahi Cali Gureey
( Bare
)

Macallim
Maxamed (Digsi)
(
Bare )

Mocallim
Muxamedamiin _ Sh.Guriceel _ Sh.Cabdiraxiim
Madaxa Qaybta waxbarashada ee Mu,asasada Barashada
Diinta Islaamka ee Shaaficiyah ee Magaalada Stockholm Mudane
Sheekh C/Raxiim wuxuu ku war gelinayaa Dad weynaha deggan
Magaalada Stockholm gaar ahaan Rinkeby iyo Gorbro iyo agagaarkooda
in la qaadan doono Qaybtii labaad ee Ardayada daneyneysa barashada
diinta islaamka oo yar iyo weynba leh is qoristiina ay weli
socoto.
Labada Madarasadood waxey Duruusta uga socotaa
sida tan:
Madarasada
Rinkeby cnterum
Visdyringsvägen
58
_____________________
1- Isniin iyo Talaado ....Qur,aan-Tajwiid
iyo Xadiis joogto ah Dadka waaweyn
2- Arbaco-----Siiro - Qur,aan iyo Xadiis
joogto ah Dadka waaweyn
3- Jimco ---Fiqi - Siiro iyo Xadiis joogto
ah Dadka waweyn
Saacadaha
Waxbarashada
__________________________
kl.17:00
- 20:00
Mocallimka Madarasada
...Mocallim Maxamedamiin Sh.C/llaahi Cali Gureey
_______________________________________________________________________________
Madarasada
Gorbro
Blocktensvägen
66
_______________
1 - Sabti iyo Axad----Qur,aanka oo Tajwiid
ah Caruurta
Saacadaha
waxbarashada
_______________________
Kl. 11:00
- 14:00
Mocallimku waa Mocallim Muxamedamiin
Sh. C/llaahi Cali Gureey
___________________________________________________________________________________
Wixii Faahfaahin dheeraad
ah kala xiriira Maamulka Madaarista
1- Mocallim Muxamedamiin
Sh.C/llaahi Cali Gureey Tel0762925687.
2- Sheekh Maxamuud Guriceel
Tel.0762477539
3- Sheekh Cabdiraxiim Tel:
0736979509
4- Mocallim Muxamed ( Digsi
) Tel. 0739582099
Wa
billaahi Towfiiq
www.shaaficiyah.com
Göteborg Sweden
|