BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

 

 

Tacsi

 

 

Sheekh C/Rashiid Xaaji Axmed

 

Mu,asasada Barashada Diinta Islaamka ee Shaaficiyah iyo weliba dhammaan Culimaa,udiinka soomaaliyeed ee Ahlusunnah waljamaacah meel kasta oo ay Dunida ka joogaan waxey Tacsi u dirayaan Allaha u naxariistee Sheekh C/Rashiid Xaaji Axmed oo ku geeriyooday Isbitaalka Magalada Vestrås ee Waddanka Sweden Taariikhdau markey aheyd 080308 waxeyna culimadu sheekh a ilaah uga baryayaan in uu sii jannadiisa Fardowso isla markaana uu sabar iyo iimaan Ilaaheey ka siiyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii uu ka tagay Amiiiiiiiiiiiiiiin,

 

Sidoo kale waxaa halkaan si gaar ah Tacsi ka diraya Culimadii uu sheekh C/Rashiid kala soo shaqeeyey ama kala soo qayb qatay Fidinta Diinta Islaamka oo kala ah:-

 

1- Sheekh Axmed Mataan Guddoomiyah Ahlusunna waljamaaca ee UK.

2- Sheekh Muuse Xaaji Aadan

3- Sheekh Axmed Cali Magtayn( Sheekh Axmed Fanax )

4- Sheekh Cali Nuur Cilmi

5- Sheekh Maxamuud Maxamed Cali ( Sheekh Guriceel)

6- Sheekh C/Rixiim

7- Sheekh C/llaahi Fahad

8- Sheekh Axmed Daahir

9- Sheekh Cabdicasiis

10-Sheekh Cabbaas

11-Sheekh Xuseen Baardheere

12-Sheekh Guuleed

13-Sheekh Maxamuud Cabdi Sabriye

14-Sheekh Cabdinuur Quraan ka adag

15-Sheekh Cali Looboge

16-Sheekh Cusmaan Xaaji Aadan

17-Macallim Siciid

18-Macallim Maxamed-amiin Sh.C/llaahi Gureey

19-Macallim Maxamed Digsi

20-Macallim Cabdullaahi Qalinle

21-Macallim Faarax

22-Dr-Sh.Maxamud Sh.xasan Badri

23- Sheekh C/llaahi Kilwo

24-Cabdi Cali Fidow

 

waxey Culimadu Ilaahey ka baryayaan in uu Walaalkood Sheekh C/rashiid Jannooyinkiisa siiyo

Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Sabar iyo iimaan buuxa Siiyo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

 

 

 

 

 

 

www.shaaficiyah.com



 

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan



Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)