BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

 

Madaxda Mu,asasada Shaaficiyah oo ka qayb galay sida caadada u aheydba Xuskii Mowluudka Nabiga SWC oolagu qabtay Magala Madaxda Labaad ee Waddanka Finland ee Turkuu.

 

Waxaa Maalinamadii Sabtiga aheyd oo ay taariikhduna ku beegneyd 29/03/2008 lagu qabtay Magaalada Turkuu ee Waddanka Finland

Xaflad si heer sre ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen Qaar ka mid ah Madaxda iyo Xubnah

badan oo isugu jira Rag , Haween iyo Caruur ka kala yinid

Daafaha Waddanka Finlad iyo Wadamada la deriska ah sida Sweden, Danmark iyo Norway;

Haddaba Xafladdaas oo ku dhammaatay jawi aad u wanaagsan ayaa Culimadu waxey ka soo jeediyeen muxaadarooyin dhammaantood ku wada saabsan Siirada Rasuulka SWC ,waxaana ka mid ahaa

Culimadii halkaa ka muxaadareysay :1_Sheekh Maxamuud Maxamed Cali (sheekh Guriceel) ahna

Guddoomiyaha Mu,asasada Shaaficiyah 2_Sheekh Axmed Cali Maagteyn(Sheekh Axmed Fanax) oo ah

Wakiilka Mu,asasada Shaaficiyah ee Ameerika 3_Sheekh Xuseen Baardheere Madaxa Laanta

Mu,asasada Shaaficiyah ee Magaalada Göteborg 4_Sheekh C/Rixiim Sheekh Xaashi Cali oo ah agaasimaha Waxbarashada

ee Mu,asasada Shaaficiyah 5_ Sheekh Xasan Sheekh Cumar (Sheekh Xasan Maadix) oo ah Agaasinaha

waaxda Madaa,ixda ee Mu,asasada Shaaficiyah 6_Cabdi Cali Fidow oo ah Maamulaha webka Shaaficiyah isla markaana ah Xiriiriyah Mu,assada Shaaficiyah iyo Culimada Ahlusunnah waljamaacah ee

Adduunka iyo weliba Maxamed Taajir oo Wariyah Mu,asada Shaaficiyah kaa soo si toos ah ugu Xira Paltalka Qolka Ahlusuna waljamaaca Nabigakusali Si Adduunka oo dhan looga dhegeysto Xafladaha iyo Muxaadarooyinka ay soo qabanqabiso Mu,asasadu,

 

Sidoo kale waxaa Muxaadarooyin Qiima leh halkaas iyana ka soo jeediyey Sheekh Cali nuur Cilmi iyo Sheekh Cali Looboge oo ku wada nool Magaalada London ee carriga Ingiriiska iyagoo isticmaalayey Paltalka ee aaladda Internetka maadaama ay ka soo tagtay Diyaaraddii u soo qaadi laheyd waddanka Finland shil ka dhacay Waddadii ay Garoonka u soo mari lahaayen Awgiis sidaasna ay Diyaaraddii kaga soo tagtay oo ay ku baaqdeen-

Inta ay Muxaadaradu socotay waxaa mar walba Nabi ammaano ay dadku jecleysteen halkaas ka soo jeedinayey Sheekheena Ilaahey Cimrigiisa ha dheereeyee Sheekh Xasan Sheekh Cumar (Sheekh Xasan Maadix) ahna Agaasimaha Waaxda Madaa.ixda ee Mu.asasada Shaaficiyah,

Ugu dambeyntii waxeey culimadu halkaas uga duceeyen Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed in dhibka iyo abaaraha la dersay ka dulqaado isagaa caadil ah isla markaana Gaalada Wadanka ku soo duushay iyo kuwa magaca diinta dadka ku wax yeeleynaya ka qabto isagaa awoodee Dowlad Caadil ah oo Diinta Islaamka Dadka ku dhaqdana u soo dedejiyo fadliga iyo barakada Dhalashada Rasuulka SWC.

Ugu dambeyntiina wxaa halkaas lagu quraan saaray Dhallinyaradii ka qidmeyneysay Xuskaas Nabiga

SWC xafladiina waxey ku dhammaatay jawi wanaagsan,

Haweenkii ka soo qayb galay

alaaddii Magrib

qaar haweenkii ka soo qayb galay ka mid ah

Salaaddii Cishaha

qaar ka mid ah dhallinyaradii ka soo qayb gashay

Sheekh Cabdullaahi Fahad oo ka mid culimada magaalada Turkuu

 

 

Xaafiiska Shaaficiyah Gothenburg Sweden

 


.

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan



Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)