Waddanka Danmark
ee Dhawaan Lagu soo Daabacay Cartoon lagu aflagadeynayo
rasuulka csw ool ooga xusay Munaasabada Qiimha badan ee
Dhalashada Suubanaha (CSW).

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo
ay kaso Qayb Galeen Culumo aad u fara badan kana kala yimid
aduun-ka
dacaladiisa ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Cophaheganee
Waddanka Danmark ugu horreyntii .Waxa Lagu Furay Aayado

quraan oo uu halkaas ka akhriyey.Sharmarke Maxamed.. waxa
Halkas Qudbo Ku Sabsan Malinta Qimaha iyo Qayaha
Leh ka soo Jeediyey qaar ka mid ah Culimida Ahlus Sunah
Waljamaica oo halkaas kasoo Qayb Gashay Sida..Sheeekh Hassan

Rooble...Sheekh Ahmed Cali Maqteyn..(Ahmed fanax)...Sheekh
Maxamud Guriceel Sheekh Casbaas Sicid oo

halkaas ka soo jediyay Qasidooyin Nabi Amaan ah waxayna
iskugu dhacday si wanaagsan iyadoo laga wada dhegeysanayey
Dhageysanayay Aduunweynaha Meelo Fara Badan Ayada oo loo
Marsiiyey Aaladda Paltalk .

Waxaa kale oo ay culimadu wareysi Siiyeen Idaacadda BBC
taa soo dhiiragelin u noqoneysa dhammaan shucuubta soomaaliyeed
ee laga shakiga geliyey Xuska Dhalashada Rasuulka SWC.

Qaban Qabiyaasha Xaflada aya waxay kala ahayeen Cabdiqadir
Geeele , Sheekh Cabaas , Cabdirashiid Cali Rooble
Iyo Maxamed-Amin Cali Xaydar(Tajir) oo ahaa isku xiraha
xaflada
.
www.Shaaficiyah.com
Gothenburg Sweden