BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

Xaflad Balaaran oo lugu xusayay Dhalashadda Nabiga SCW oo lugu Qabtay Wadanka Masar

Qahiro, Jimco March 21 2008 SMC“

 

 

Xaflad si heer ah losoo agaasimay luguna xusaayay dhalashada Nabiga SCW oo luga jeediyay Haddalo Isugu jiro Wacdi,Dikri iyo Waano ayaa waxaa lugu Qabtay Magaaladda Qaahira Gaar Xaafadda MaMa Caasha Xaashi Guutaale oo ku taalo Degaanka Soomaalidu u badantahay Xayil Saabic ee NasrY CitY

Munsaabaddan lugu weyneynaayay Dhalashadda Nabiga SCW ayaa waxaa kasoo qeyb Galay Inta Baddan Soomaalida Ku nool Dalka Masar oo isugu jiro Culimo, aqoonyahano, odayaal, Haween iyo Ardaydda Soomaalidda ee wax ka barata jaamacaddaha iyo Schooladda Dalka Masar.

Xafladan Dhalashadda Nabiga SCW waxaa Casharo Diini ah oo ka hadlaayay Dhalashadda Nabiga kasoo jeediyay Culimo aad looga yaqaano Gudaha Dalka Masar iyo Dibadiisa oo ay ka mid yahiin Sheekh C/fatax Sheekh C/Rashiid ,Sheekh C/Risaaq Sheekh Jaamac iyo Sheekh C/laahi Sheekh Shuceeb, Sheekh Axmed Xasan(Gaafaa), Sheekh Cumar Siyaad Xuseen waxeyna Culimaddan Dhamaantood ku dheeradaan Qiimaha ay u leedahay uma Islaamka dhalashadda Nabigeena SCW iyo Muhiimadda ay leedahay in La xuso.

Culimaddan iyo Aqoonyahanadda Soomaaliyeed ee Xafladdan Dhalashadda Nabiga SCW Ee ka hadlay ayaa waxey ka Codsadeen Madaxa iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay gacmaha is wada qabsadaan kana wada shaqeeyaan sidii umadda Soomaaliyeed inta ka dhiman loo badbaadin lahaa.

Dhinaca Kale waxaa ayigana Munaasabaddan hadlo isugu jiro Duco iyo Nabi Amaan kasoo jeediyay Haween Soomaaliyeed oo ka mid Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Masar waxaana ka mid ahaa Mama Caasho Xaashi Guutaale, Drs.Samsam jaamac Geeri, Drs. Faaiso Sheekh Cali waxeyna Dhamaantood Haweenkani u Diraan Salaan Umadda Islaamka Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxeyna ka Codsadeen Madaxada Soomaaliyeed mucaarad iyo Dowlada in ay heshiiyaan una naxaan Caruurta iyo Haweenka Maalin walba dhimanaayo ayigoo ka faa'iideysanaayo Bishaan Barakeysan oo Ah Bishii Nabi Maxamed SCW uu Dhashay.waxaan Halkaasi Nabi Amaan aad u Qiimo Badnaa Kasoo jeedisay Mama Ruqiyo Xaaji Yuusuf.

Xuska Nabigeena Maxamed ah SCW oo Sanad walba lugu Qabto Guriga Mama Caasho Xaashi Guutaale Ee Dalka Masar ayaa waxaa xariirinaayay Sanadkaan C/salaam Macalin Cabdulaahi, Maxamuud Sheekh Cabdi (Muudey)

Waxaa Xusid mudan in Guud ahaan Dalka Masar laga Xusay Munaasabadda Dhalashadda Nabiga SCw ayidoo Maanta Aheed Fasax Rasmi ah Dalka Dhan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

sh.hassan albasri .xalbisri2@hotmail.com

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan



Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)