BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

 

 

Tartan lagu tartamaayo Siirada Rasuulka oo ay ku tartamayeen 4/dugsi quraan isla markaana lagu maamuusayey Dhalashada Nabigeena Muxamed SWC oo Galabtay lagu soo gebegabeeyey Xaafadda Tensta ee Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden

 

 

 

Waxaa maantay lagu soo gebegebeeyey Xaafadda Tensta ee magaalada Stockholm Tartankii u dhexeeyey 4/Dugsi Quraan oo ku tartamaayey Siirada Rasuulka SWC kaa soo ka dhacay lokaalka tensta träff ee Xaafadda tensta.

Haddaba Tartankaas oo ay soo qaban qaabisay Mu,asasda Barashada Diinta Islaamka ee Shaaficiyah ayaa waxaa ka soo qayb galay Dhammaan Ardaydii Afartaas Dugsi iyo waalidiintooda sida ka muuqata Sawirada ayaa waxaa Xiriirinaayey Macallim Maxamed -amiin

Sheekh C/Rixiim.

Shekh cabdullaahi Cali gureey halka uu su,aalaha Ardayda weydiinayey Sheekh Maxamuud Maxamed Cali (Sheekh Guriceel) iyadoo Garsoorayaashuna ahaayeen Sheekh Axmed Cali Maagtayn (Sheekh Axmed Fanax) iyo Sheekh Xuseen Baardheere.

Haddaba Tartankaas oo Ardayda lagu weydiinaayey Su,aalo dhammaantood ku wada saabsan Siirada Rasuulka iyo Asxaabtiisa ayaa

waxaa kaalinta koowaad galay Ardaydii ku tartameysay Magaca Dugsiga jurbro

Zahra

Halka uu kaalinta labaad ka galay Dugsiga Tensta

Maxamed

waxaa sidoo kale kaalinta seddexaad galay Dugsiga Rinkeby

Rooda

ugu dambeyntii waxaa kaalinta afaraad ku guuleystay Dugsiga Skärholmen

Ibraahim

Sidoo kale waxa halkaas Hambalyo Mahad naq ka soo jeediyey qaar ka mid waalidiinta oo kala ah:-

Cali Sh:Xasan

,,,,,,

Xasan Cusmaan Fuje

C/Xakiim Siciid Xasan

 

 

 

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan



Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)