Quraan Tafsiir Axadiis Fiqi X.saxaba Siiro Naxwe Muxaadro Kutub

BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

 

Mutamarkii 4/aad ee Ahlusunnah walajamaacah oo si rasmi Maanta uga furmay Xaafdda tenstata Magaalada Stockholm ee Waddanka Sweden ee Qaaradda Yurub.

 

Prof.. Xersi iy Sheekh Fanax

Waxaa Maanta oo ah taariikhdu ku beegneyd 27/06/2007 ahna Maalin Jimca ah si Rasmi ah uga Billaawday Magaalada Stokholm Mutamarkii 4/aad ee ahlusunnah waljamaacah ee qaaradda Yurub.

Sheekh Axmed Fanax

Haddaba Mutamarkaas oo lagu qabtay Tensta Träff ayaa waxaa maanta Xiriirinayey Sheekh Axmed fanax

 

Macallim Maxamed Amiin Sh.C/llahi Gureey

o oka yimid Waddanka Mareykanka ayaa waxaa aayada quraan ah noogu furay Macallim Maxamed Amiin

 

Dr. Sheekh Daahir Xaaji Xasan

Sheekh C/llaahi Gureey ka dibna waxaa Muxaadaradii ugu horreeysay Billaabay Dr. Sheekh Daahir XaajiXasan o oka soo baxay Jaamacadda Daraasaadka Islaamka Magaalada Riyad ee Waddaanka Sacuudiga Muxadaradaas oo ku sabsaneyd Xusuusta Geerida ka dibna waxaa qaatay Muxaadaradii labaad Prof.

 

Prof.Sheekh Xersi Aw Maxamed

Sheekh Xersi Ow Maxamed oo wax ka dhiga Jaamacadda Daraasaadka Islaamka Waddanka Melesia isla markaasna deggan kana yimid Waddanka Australia halkaasna ka soo jeediyey Muxaadaroo aad iyo aad loo jecleystay taas oo magaceedu ahaa Taariikhda Islaamka.

Sheekh Axmed Fanac

Sidoo kale waxaa Muxaadaradii Seddexaad qaatay Sheekh Axmed Cali Magtayn oo loo yaqaan Sheekh Axmed Fanax o oka yimid Waddanka Mareykanka oo isna halkaas ka soo jeediyey Muxaadaro iyana ku saabsaneyd Faaiidooyinka laga helo Salliga nabiga SWC Jawigu waa uu degganaa wuxuuna ku dhammaaday shirku si nabad ah .

 

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan



Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)