
waxa maanta oo bishu tahay 31 maarso maalin
isniin ay tahay waxaa magaalada muqdisho lagu qabtay

bannaanbaxii siyaarada sheekh aweys al
qaadiriya kaa soo lagu qabtay barxada degmadda xamar jabjab
waxaana ka soo qayb galay dariiqooyinka sida dariiqada rufaaciya
axmadiya saalixiya iyo saylaciya
waxaa lagu soo bandhigay qasiidooyin iyo
waxaa kaloo looga hadlay karaamada sh.aweys al qaadiriya

waxaana aqrinaayey ama sheegaayay sheekh
weli sh.cadulqaadir sh. xasan oo ah abaabulaha iyo u qidmeynta
dariiqada sh .aweys al qadiriya waxaa goob joog ka ahaa
naaibka dariiqada qaadiriya sheekh cabulqaadir yarow sh
cabdulqaadir sh maxamed sh ooyaaye naaibka dariqada rufaaciya
sheekh saalim cumar sh weli iyo afhayeenka ahna xoghayaha
dariiqada rufaaciya sheekh cali cumar abati alfaghi iyo
sheekh caydaruus cumar sh weli ugu dambeyntii waxaa meesha
ugu duceeyey dadweynaha sh axmed sh aweys sh muxyidiin alqaadiriya
jawiga siyaarada waxay aheyd mid aad u sareysa dhinaca amaanka
aad





iyo aad uyuu u sugnaa waxaana meesha lagu
bixiyey ijaasadii wabilaahi towfiiq
by sheekh cali cumar
abati alfaghi telephone 002521 5509205