BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

Guddoomiyihii Ururka Xizbusheydhaan ee Gobolka Hiiraan C/Raxmaan Mocoow oo isu soo dhiibay Xoogagga ahlusunna waljamaaca ee Gobolka Galgaduud.

 

C/Raxman Mocoow

Waxaa Maantay Xoogagga Ahlusunna waljamaaca ee Gobollada dhexe isu soo dhiibay Guddoomiyihii Ururka Khawaarijta Xizbu sheydhaan ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxnaan Mocoow .

 

Cabdiraxmaan Mocoow oo Dhoowr maalmood lagu hortaagnaa Jiidda hore ee Dagaalka ee aay Xoogagga Ahlusunna waljamaaca Difaaca kaga jiraan isla markaana Kaabiga ku heysa Degmada Beledweyne ayaa Aakhirkii Maantay waxaa laga oggolaaday Codisigiisii ahaa in uu isu soo dhiibo Xoogagga Ahlusunna waljamaaca ee Gobolka Galguduud.

 

C/Raxmaan Mocoow oo markii uu ka soo baxsaday Degmada Beled weyne watay Afar Gaadiidka Dagaalka ah ayaa waxaa dhex kaga hallaabay Laba ka mid ah Baabuurtii uu la soo baxsaday kuwaas oo aay halkaas ka jiiteen kooxdii markaas isaga ku raad joogtay.

C/Raxmaan Mocoow oo isu soo dhiibay Xoogagga Ahlusunna waljamaaca ee Aagga Wabxo ayaa halkaas waxaa looga Guddoomay oo uu ku wareejiyey Mujaahidiinta Laba Baabuur oo kala ah Qooqan uu saaran yahay Qori dheshiike ah iyo Hartop uu saaran yahay Qori B10 ah iyo 9/Qori oo ah BKM iyo Rasaas .

Ma aha markii ugu horreysay oo aay Ciidamada Xizbusheydhaan isu soo dhiibaan Xoogagga Mujaahidiinta Ahlusunna waljamaaca balse Bishii hore ayey aheyd markii aay Xizbysheydhaan iska soo dhiibeen Baabaabuur Tikniko ah oo aay ciidankiisii u dhan yihiin.

 

Wixii Faahfaahin dheeraad ah ee ku saabsan soo baxsashada Cabdiraxmaan Mocoow la soco Wararka yaga dambe.

 

 

Xaafiiska Wararka Shaaficiyah.

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan


waxeeyna intaas ku dareen in


Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)