Xaflad lagu weyneynaayo Habeenkii la dheelmiyey Nabigeenna NNK ha ahaatee oo lagu qaban doono Helsinki Finland.

0

Waxaa la ogeysiinayaa Guud ahaan Muslimiinta ku dhaqan Magaalada Helsinki ee Caasimadda Waddanka Finland Gaar ahaan Soomaalida in la qaban doono Xaflad lagu weyneynaayo Habeenkii la dheelmiyey Nabi Muxamed SWC ( Al-israa Walmicraaj) .

Waxaa ka Hadli doona Habeenkaas Mucjisada ahaa , isla markaana Qiimaha badnaa Culumo Waaweyn oo ka kala imaaneysaa Qaaradda Yurub gaar ahaan Affarta Waddan ee Deriska ah ee Sweden , Norway , Danmark iyo Finland.

Xafladdu waxeey dheceysaa Sabtida soo socda oo ku beegan 23/03/2019 Saacadda 1/da Duhurnimo Addresska Dib ayaan idiinkaga soo sheegi doonaa inshaa allaah.

ka soo qayb gal wacan.

Al-Xaaji Abdi Xaaji Ali Fidow
Shaaficiyah News
Gothenburg Sweden.

Share.

About Author

Leave A Reply