Ciid wanaagsan Dhammaan Asxaabta iyo Axbaabta ku xiran Shabakada Wararka iyo Diiniga ee Shaaficiyah .
Sanadkaan Sanadkiisa waxaan ilaaheey ka Rajeynayaa in uu nagu gaarsiiyo Bash bash iyo Barwaqo , Amni , Cimri dheer iyo Caafimaad.
Mar haddii aan soo dhammeysanay Cibaadada Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan oo aan joojinay Wararkii Shaaficiyah aad uga barateen Dib ayaan u billaabi doonaa inshaa allaah wixii Berri ka dambeeya.
Xaruunta Shabakadda Shaaficiyah
Gothenburg Sweden.