Waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Dersi Diini ah oo ka hadlaya Zakaatul Fitriga , waxaana noo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Cabdullaahi Salaad.
Waxaan rajeynayaa in aay ka Faa´iidi doonaan Dad badan oo si qaldan wax loogu sheegay ka Faa´iideysi wacan.
Xaruunta Shabakadda Shaaficiyah.
Gothenburg Sweden.