Sidee looga dhigay Ixtifaalka Mowliidka Nabiga SWC Magaalada Turku ee Waddanka Finland.

0

Magaalada Turku ee Caasimadda Labaad ee Waddanka Finland waxaa lagu soo gabagabeeyey Ixtifaalkii Mowliidka Nabiga SWC oo si heer sare ah loo soo agaasimay , iyadoo aay ka soo qayb galeen Culumaaudiin iyo Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid Magaalada Turku iyo Nawaaxigeeda iyo weliba Dalalka Deriska la ah Waddanka Finland.

Xafladda oo socotay Sabtidii Bacdu Duhur ilaa iyo intii laga gaarayey Salaadda Subax ee Axadda ayaa waxey ku soo dhammaatay Jawi wanaagsan Faraxad iyo reyn reyn.

                












 

Xaruunta Shabakadda Shaaficiyah.com
Gothenburg Sweden.

 

Share.

About Author

Leave A Reply