Sidee Xalay looga Xusay Ixtifaalka Mowliidka Nabiga SWC Magaalada Gothenburg ee Waddanka Sweden.

0

Magaaladfa Gothenburg(Göteborg) ee Waddanka Sweden waxaa xalay si habsami leh ugu soo gabagaboobay Ixtifaalkii Mowliidka Nabiga SWC oo ay ka soo qayb galeen Culumo Caan ka ah Gudaha Waddanka iyo Dibaddiisa , iyo weliba Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid Mogaalada iyo Nawaaxigeeda , Xafladduna waxeey ku dhammaatay Jawi wanaagsan Farxad iyo is marxabeyn.








 

Xaruunta Shabakadda Shaaficiyah
Gothenburg , Sweden

Share.

About Author

Leave A Reply