Ramadaan kariim Axbaabta meel kasta ood Caalamka ka joogtaan.

0

Maamulka iyo Hawlwadeennada Shabakadda Shaaficiyah waxey Akhristayaasha iyo Axbaabta ku xiran la qaybsanayaan Bishaarada iyo hambalyada Bisha barakeysan ee ramadaan .

Waxaan Alaah Subxaanahu wa tacaalaan ka baryeynaa in uu Kheyrkeeda iyo Barakadeeda na waafajiyo , Ramadaanka xigana Nabad iyo Caafimaad nagu gaarsiiyo.

 

 

 

Xaruunta dhexe ee Shaaficiyah
Gothenburg Sweden

Share.

About Author

Leave A Reply