Bisha Mowliid Bannaan bixii Muslimiinta iyo Baroortii Wahaabiyada(كلاب النابحه )

0

Sanad kasta Bisha Mowliid(Rabiicul-awal) oo berri ama saadambe bilaneysa waxaa Caalamul islaam ka dhaca Ixtifaaallo lagu maamuusayo Farxadna lagu muujinayo Dhalashada Xabiibka Ilaaheey Muxamed SWC.

Dowladaha Muslimiinta ah ee adduunka waxaa lagu sheegaa inta u dhexeysa 52 ilaa iyo 57/Dowladood oo dhammaantood u dabbaaldega Dhalashada Nabiga NNK ha ahaatee oo ku beegan 12/ka bisha Mowliid (Rabiicul-awal) , xataa Sacuudi Carabiya oo ahaan jiray Waddanka kaliya ee aan laga xusin Dhalashada Nabiga SWC Sanadihii u dambeeyey waa laga xusayey.

Nasiib darro Sanad kasta Bisha Mowliid waxaa xargaha soo goosta Shayaadhiinta Wahaabiyada ugu waaweyn kuwaas oo loo yaqaan Eeyihii Qaylada badnaa ( كلاب النابحه ).

Kacdoonka Shacabka iyo Ciidamada Dowladda ee is garabsanaya Waddankana looga xoreynayo  Al-shabaab, lagama yaabo in aay dhiira geliyaan , ama garab istaag u muujiyaan taa baddelkeeda waxey Kaaleysiiyaan Muslimiinta Nabigooda jecel .

Haddaba markii uu billaawdo Hardanka u dhexeeya Muslimiinta Caalamka ee xusaya Nabigooda SWC iyo Eeyaha Qaylada badan(Al-wahaabiyah) Safka aad ku jirto Commentiga noogu soo qor.

 

Xaruunta Wararka Shaaficiyah
         Nairobi Kenya

Share.

About Author

Leave A Reply